Barnaamijkan wuxuu ku dhisan yahay *SopLang, wuxuuna tusaale fiican u yahay sida loogu sameeyo nidaam *isticmaal login/register ah adigoo adeegsanaya luuqadda Soomaaliga ee SopLang.
- Waxaad ku gali kartaa magacaaga iyo sirtaada
- Haddii user-ka jiro, wuxuu kuu sheegayaa "ku soo dhawoow"
- Haddii uusan jirin, waxaad is diiwaan gelin kartaa
- User-yada waxa lagu kaydiyaa liis (array)
1. Login
2. Diiwaan gelin
> 1
Fadlan geli magacaaga:
> shiinedev
Fadlan geli sirta:
> 1234
Ku soo dhawoow, shiinedev!